Buuggani waxa uu ku saabsan yahay Autistic Specrtrum Disorder (ASD), oo ah Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman, ama uu la nool yahay. Autism waa cudur maskaxda ku dhaca oo uu Ilmuhu isaga uun isku mashaquulayo oo aanu ogeyn dadka la jooga ama waxyaabaha hareeraha kaga wareegsan.

Xaggan ka iibso buuga

Madaxwaynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici ayaa qaabilay wafti ka socday dalka Jabuuti oo booqosho ku yimi Somaliland.