Laba tuug oo nacas ah ayaa ku fashilmay dukaan ay doonayeen inay xadaan. Iyagoo doonaya inay daaqada jabiyaan ayuu midkood saaxiibkii si khalad ah dhagax madaxa kaga dhuftay.

Dukaanka oo ku yaal magaalada Shanghai, ee Shiinaha, ayuu kamaradiisu qabatay labadan oo isle meesha jabsada.